The Defender of the Creed of Ahlus-Sunnah

Archive for October, 2011

Caqiidada Muslimiinta

Waxay go’aamisay kulliyadda usuusha diinta ee jaamicadda al-Azhar as-Shariif Caqiidadan kadib markii ay akhriyeen sidaa darteed ayaana loo saaray tiimbaraheeda rasmiga ah

Click here to download

Axkaamta Sekada

Ma bannaana in sekada la siiyo cid aan ahayn siddeedda qolo ee Quraanku sheegay oo ah:

(Saddaqada “Sekada” waxaa uun mudan fuqarada, masaakiinta, kuwa sekada ka shaqeeya,
kuwa la soodhawayn laabtooda, kuwa addoonsiga ku jira, kuwa qaamaysan, kuwa jihaadaya,
iyo midka socdaalka ah, waana faral Eebbe yeelay, Eebbe ayaana ah cilmi badane xigmad
badan) [at-Tawbah:60].

Sidaa ayayna isku raaceen culumada afarta mad-habadood iyo inta kaleba, kolka isku day in aad
sekada siiso ciddii mudnayd hana degdegin oo ha siin cid aanan ahayn kuwa la sheegay:

1. Fuqarada: waana kuwa aanan haysan badhka baahidooda (baahidooda kolka laba loo qaybsho qayb
ka mid ah) oo cunto iyo dhar iyo degaan (meel ay degaan) iwm oo ah waxyaabo lagama maarmaan
ah.

2. Masaakiinta: Waa kuwa haysata baahidooda badhkeed iyo wixii ka badan hase ahaatee, baahidooda

oo dhammaystiran ma haystaan.

3. Kuwa ka shaqaynaya sekada: waa kuwa ay magacawday dowladdu si ay uga soo aruurshaan
sekada dadka xoolaha haysta oo aanan mushaar looga qorin baytul-maalka, kooxdanna manta ma
jiraan, sidaa darted, qaybtoodu way dhacaysaa.

4. Kuwa la soo dhawaynayo laabtooda: Waana kuwa diinta soo galay dhawaan oo niyaddoodu liidato
oo aan la qabsan bulshada Islaamka kolka waxaa laga siinayaa qayb sekada si niyadooda loo xoojiyo.

5. Kuwa la addoonsanayo: Waana addoomaha heshiiska saxiixa ah galay (si ay isu xoreeyaan) kolka
waxaa wax laga siinayaa sekada, dadkaasina waa kuwa kula heshiiyay qofkii addoonsanayay in
haddii ay intaas oo lacag ah siiyaan ay xoroobi doonaan, waayahanna way adagtahay in dadkan oo
kale la arko.

6. Kuwa qaamaysan: Waana kuwa dayn badan lagu leeyahay ee awoodi waayay in ay iska dhiibaan.

7. Kuwa jihaadaya: Waa kuwa jihaadka iskaa-waxu-qabso ku aaday oo aanan mushaar qaadanayn.
Wuxuu ku yiri Abuu Xayyaan tafsiirka “an-Nahr al-Maad” (jidka Eebbe) waxaa looga jeedaa
“mujaahidka” oo wax laga siinayaa sekada. Imaam al-Raazi-na wuxuu tafsiirkiisa ku yiri: (jidka
Eebbe) mufasiriintu waxay dhaheen waxaa looga jeedaa “mujaahidiinta”. Kolka ma bannaana in loo
fasiro (jidka Eebbe) fal kasta oo wanaagsan maxaa yeelay sidaa cid tiri oo culumada mujtahidiinta ah
ka mid ah ma jirto. Haddii uu ahaan lahaa fal kasta oo wanaagsan mid soo gelaya weedhii Ilaahay ee
ahayd (jidkii Eebbe) rasuulku –nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee- ma uusan dhaheen:
“Mid hodon ah wax kuma laha sekada mid xoogleh oo shaqaystana wax kuma laha” waxaa soo
weriyay Abuu Daa’uud.

8. Midka Socdaalka ah: waana midka safarka ah ee jiscinkiisii go’ay oo aanan helayn wax uu ku
cidgalo oo isla markaana jooga dalka sekadu taallo, kolka waxaa xoolaha sekada laga siinayaa wax
ku filan si uu safarkiisa u dhamaystirto uguna laabto dalkiisii.
Hadaba hakadigtoonaadeen kuwa aruurinaya sekada ee masaajidda iyo isbitaallada iyo iskuullada ku
dhisaya iwm oo mashaariic kale ah, qofkii sekadiisa siiya qof waxyaabahaa ku dhisaya sekadiisu ma
ansaxayso waxaana ku waajib ah qofkaa in uu dib u baxsho sekadii mar labaad asiga oo siinaya
dadkii mudnaa, wuxuuna yiri Rasuulku –nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee- “Dad ayaa
iska faragelinaya xoolaha Ilaahay xaqdarro, kuwaasi naar bay leeyihiin maalinta qiyaamaha”
waxaa weriyay al-Bukhaari.

Haqabtiraha Cilmiga Diinka ee Lama huraanka ah ee uu soo gaabshay Cabdullaahi al-Harari

Click here to download

KITAAB KA DIGAYA KOOXAHA LUNSAN EE SADDEXDA AH

KITAAB KA DIGAYA KOOXAHA LUNSAN EE SADDEXDA AH: WAHHAABIYADA, IYO KOOXDA XISBIGA IKHWAANKA EE SAYYID QUTUB RAACSAN IYO KOOXDA XISBIGA TAXRIIRKA EE RAACSAN TAQIYUDDIN AN-NABAHAANI

Click here to download

Eight (8) Important Rules

The 1st Rule

Whoever denies any matter that is “commonly known and immediately recognized by the Muslims to be of the Religion” blasphemes.[1]

The 2nd Rule

Whoever says, does, or believes anything that belittles Allah, His Messengers, His Books, His Angels, His Rules, His Promise, His Threat, His Rites (the Well-Known Practices of His Religion), or His Verses blasphemes.

The 3rd Rule

Whoever carries any belief in his heart, commits any action with his body parts, or says any statement with his tongue, that is considered blasphemy by consensus, and then utters the shahadah, then uttering the shahadah does not benefit him so long as he doubts about the judgment of blasphemy of such belief, action or saying. [2]

The 4th Rule

Whoever denies the meaning of a mutawatir[3] hadith blasphemes so long as the meaning is “commonly known and immediately recognized by the Muslims to be of the Religion.”[4]

The 5th Rule

Whoever intends to commit blasphemy in the future, hesitates whether to commit blasphemy,  makes committing blasphemy contingent upon the occurrence of an event, or orders another to blaspheme, blasphemes immediately.[5]

The 6th Rule

Whoever does any act which is only done by blasphemers blasphemes.[6]

The 7th Rule

Whoever wishes the permissibility of a matter that one knows was prohibited in all the sets of laws revealed to the Messengers of Allah blasphemes.

The 8th Rule

Whoever calls a Muslim a blasphemer without any reason blasphemes.[7]


[1] This knowledge refers to all matters which are commonly known to be of the Religion by both, lay people and scholars.  The one who denies such knowledge is judged as a blasphemer whether or not he knows that uttering such a statement results in one leaving Islam.

[2] Considered blasphemy by consensus means that there is no difference in opinions among the qualified scholars of Islam about the judgment of such belief, action, or saying.  Doubting about the judgment means that one does not have the firm conviction that what he believed, did, or said is blasphemy.  In this case, he remains as a blasphemer despite uttering the shahadah.

[3] Information transmitted by tawatur is one of three ways to know something..  Mutawatir refers to an incident that is witnessed and transmitted by a large number of people and passed down by numerous channels of transmission in such a way that all of those people could not agree to lie.

[4] This is blasphemy if the meaning is known by laymen and scholars to be of the Religion.  On the other hand, denying the wording of a mutawatir hadith is not blasphemy.

[5] This judgment of blasphemy applies whether the future means one second, one minute, one year, etc.  Hesitating to commit blasphemy is like for one to say in his heart, “Do I commit blasphemy or not?”  Making committing blasphemy contingent upon the occurrence of an event is like for one to say, “I will commit blasphemy if I lose all my money.”

[6] Examples are throwing al-Mushaf in the trash or prostrating to an idol, the sun, moon, or Devil.

[7] Without a reason means he attributed blasphemy to a Muslim: 1) without knowing that the accused committed blasphemy, 2) without knowing that the accused did something which the accuser thought was blasphemy, and 3) without just merely having the intention to draw a similarity between the accused and a blasphemer.